< VIDEO
Somali

Fiidyowgan waxbarashada ee lagu magacaaway ”Dhisinta ladnaanta horumarka-Qarnigii Finland iyo reer Virtanen” waxaa laga waramayaa taariikhda Finland iyo horumarka bulshada finishka laga bilaaway 1900 ilaa maalintan.


Maadodan waxaa lagu soo bandhigey fiidyow male-awal ah laga waramayo nolosha reerka Virtanen. Luuqadda fiidyowga lagu hadlayo waa finish la jilciyey, waxaana loo turjumay doddoba luuqadood oo kale, ey kala yihiin carabi, ingiriis, farsi, kurdi(sorani), soomaali, thai iyo ruush.


Fiidyowga waxaa dalbaday mashruuca Kotona Suomessa 2017 oo kamid ah Uudenmaan ELY-keskus. Dhinaca dhaqaalaha waxaa kabay sanduuqa dhaqaalaha sooshalka yurub(ERS). Samaynta fiidyowga waxaa ka masuul ahaa Waka Tie Films Oy.


Markii aad daawato viidiyowgaan, waa in aad ka fekerto jawaabtii aad ka bixin laheyd su’aalaha soo socda:

Logo